Gubitaanka xaruntii Bisha Cas ee Baardheere oo si kulul loo cambaareeyay

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), weerarkii lagu gubay xarunta Bisha Cas ku leedahay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Xaruntan waxaa maalintii sabtida aheyd dab qabadsiiyay koox careesan uu hogaaminayay nin la sheegay in laga eryay shaqada Bisha Cas, dabka ayaana baabi’iyay xarunta Bisha Cas oo adeegyo … Continue reading Gubitaanka xaruntii Bisha Cas ee Baardheere oo si kulul loo cambaareeyay